اللغة العربيه اللغة العربيه
Booga kowaad Darsihiisa kowaad(01) Barashada luuqada Carabiga waa mid aasaaasi u ah barashada iyo fahanka diinta Islamka. waxaan kubaran donaa cashirkena ugu horeeya. Salaanta iyo isbarashada. hadafka iyo muhiimada cashirka uu leeyahay waxaan ku qaadaneenaa darsiga dhexdiisa.